Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo gabagabeysay kulan wadatashi oo muhiim ah oo ku saabsanaa diyaarinta iyo dhamaystirka Qorshaha Istaraatijiyadeed ee Wasaaradda (2026–2029), kaas oo socday muddo laba…
Dowladda Ghana ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay bixisay deyn lacageed oo dhan $1.47 bilyan oo doollar, taas oo ay si toos ah uga soo amaahatay Bangiga Adduunka,…










