Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo ay weheliyaan weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayay, ayaa maanta—maalinta labaad ee safarkiisa shaqo ee magaalada Gabiley—dhagax-dhigay garoon kubadda cagta ah oo…











