Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Lord Mayor-ka Magaalada Sheffield, Marwo Safiya Saeed (Safiya Berberaawi), oo booqasho rasmi ah ku joogta…
𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐓𝐀𝐈𝐖𝐀𝐍 𝐎𝐎 𝐗𝐎𝐎𝐉𝐈𝐘𝐄𝐘 𝐈𝐒𝐊𝐀𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 𝐈𝐘𝐎 𝐃𝐈𝐁𝐋𝐎𝐌𝐀𝐀𝐒𝐈𝐘𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Taipei, Taiwan – Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland, Cabdinasiir Axmed Xirsi, ayaa kulan heerkiisu sareeyo la yeeshay Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee…











