Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Safaaradda Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta, ganacsatada iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.…
Halkan hoose ka daawo warka habeenimo 07-10-2025











