Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb-galay Xuska Sannad-guurada 32-aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibaddan ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta Taliska Guud ee…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto soo laba-kaclaynta xiisadda u dhexeysa dowladda federaalka Itoobiya iyo kooxaha Tigray-ga, iyadoo Xoghayaha Guud Antonio Guterres uu muujiyay walaac xooggan oo…











