Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in dalkiisu uu ka shaqaynayo sidii uu Soomaaliya ugu qancin lahaa in ay wada xaajood dhexdooda ah ka yeeshaan khilaafka xuduudka badda ee labada dal oo…
Hay’adda caalamiga ah ee la socoshada cimilada ayaa shaaca ka qaadday in sannadihii 2015 illaa 2019 ku ay ahaayeen shantii sano ee uu heerkulka adduunku ugu sarreeyey abid. Hay’adda la…
Shirka magaalada Dooxa ee dalka Qadar uga socda ergayda kala mataleysa dowladda Mareykanka iyo kuwa ururka Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa si horu dhac ah iskugu afgartay gogol xaarka heshiis…
Urur goboleedka IGAD iyo dowladda Jarmalka ayaa maanta kala sixiixday heshiis ay dowladda Jarmalka ugu deeqeyso ururka lacag dhan 34 milyan oo doollar. Saxiixa heshiiskan ayaa kusoo beegmay xilli wasiirro…
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dalka Nayjeeriya ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashooyinkii todobaadkan ka dhacay dalkaas, iyagoo shaaciyay in Muxammaduu Buhaari uu mar labaad ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.…
Madaxweynaha midowga Yurub ayaa kala jaray hadal uu ka jeedinayey shir jaraa’id oo ahaa xidhitaanka shir-madaxeedkii Yurub iyo Carabta ee magaalada Sharma Sheekh, kaddib markii ay xaaskiisu talefanka saddex jeer…
Bilayska dalka Kenya ayaa 25 kii Feeberweri xabsiga u taxaabay shan ruux oo lagu eedeeyey in ay bambo gacmeed ku tureen ciidan bilays ah oo isniintii marayey mid ka mid…
BUJUMBUURA(CBA TV)-Baarlamaanka dalka Burundi oo ka dooday ka bixitaanka ciidamadooda ee Soomaaliya ayaa taageeray hadalka xukuumadda ee ahaa in haddii Burundi ay ciidan la baxayso ay dhamaan la baxayso. Guddoomiyaha…