Sheeko Xiiso leh oo ku saabsan. Nin tagay Wadan ama dal dadkiisu cunaan Hilibka Eyga. Waa Dalka Kuuriyada Woqooyi (North Korea). Martida: Eng Yaasiin Xasan Rooble Soosaare: Axmed Xuseen…
Martida:- Dr Maxamed Muuse Xassan, Gudoomiyaha Dhakhaatiirta Somaliland (Somaliland Medical Association). Soosaare:- Shabcaan Maxamed Xaaji Duubista: Cabdirisaaq Cismaan Farsamada: Mukhtaar Carab Codka Bariga Afrika CBATV
Barnaamijka Dunida Haweenka: Gabar Saxafiyad ah oo Kamarada ku shaqaysata Martida: Xabiiba Mataan Hoori (CameraWoman). Soosaare: Nuura Khadar (Nuura Nalka) Duubista: Cabdirisaaq Cismaan Farsamada: Mukhtar Carab Codka Bariga Afrika CBATV
Mogadishu- Barnaamijka Diiradda ee Codka Bariga Afrika ayaa waraysi la yeeshay Xildhibaan Dalxa.
Hargeysa (CBATV) – Barnaamijka Waxbarashada ee Laanta Af-Soomaliga ah ee TV-ga Codka Bariga Afrika ayaa wiigan booqday Dugsiga Caalamiga ah ee ELM ee Magaalada Hargeysa, Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland.











