Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo maalmihii u danbeeyey dood dag ka yeeshay xeerka rahanka iyo hantida ma guurtada ah ayaa manta waxy si Rasmi ah usoo Gaba Gabe yen Doda xeerkaasi.
Hadaba warbixintan kooban waxaynu ku eegi doonaa muxuu yahy xeerka rahanka hantida ma
guurtada ahi, halkee ayuu se ku qotomaa;
rahanka hantida ma guurtada ahi waa marka hanti aan la dhaqaajin ama aan guurin (sida guri, dhul ama
dhisme) loo isticmaalo dammaanad deyn. hadii dayn qaataha uu bixin waayo lacagta, deyn bixiyuhu
(bangi ama ha’yad maaliyadeed) wuxuu xaq sharci ah u leeyahy inuu hantidaas iibiyo si uu lacagtiisa uga soo celiyo.
waxa lagu garan karaa hantida ma guurtada ah
inay tahy hanti aan guuri karin ama aan dhaqaaqi karin sida dhul, guri ama dhisme.
sharci ahaan waa inay diwaangashantahy .
waxaan deyn bixiyuhu Hantida haysanayaa ilaa inta deyn qaatuhu lacagta soo dhamystirayo.
hadaba xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo dood adag ka yeeshay ayaa waxy qaar
ka mid ahi soo jeediyeen in lagu daro qodobo adkaynaya ama qeexay xaqa xaqa qofka day qaataha ah
(qofka daynta qaadanya), xildhibaanada oo qodobkaasi ka hadlayana waxa ka mid ahaa hadaladoodi
ugu danbayn xeerkan oo maalmihii u danbeeyey ay xildhibaanada golaha wakiilada ka doodayeen ayaa
waxa loo balamay in la ansixin doono maalinta sabtida ee soo socota.






