Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda AMISOM iyo xafiiska taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo magaciisa loo soo gaabiyo UNSOS, ayaa lagaga hadlay samaynta qorshe-hawleed dhammaystiran oo lagu hago …
Weerar xooggan oo ku bilowday qaraxyo ayaa barqanimadii Isniinta 30 Sabtembar lagu qaaday saldhigga ciidamada Maraykanka eek u yaalla garoonka Balli-doogle ee gobalka Shabeelaha hoose. Wararka uu CODKA BARIGA AFRIKA…
Xisbiga UCID ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in aanay marnaba suurtagal ahayn in doorashada wakiilada iyo deegaanku ay ku qabsoonto wakhtigii loo asteeyey ee ahaa dabayaqaada sanadkan 2019,…
Agaasimaha Warfaafinta Iyo Xidhiidhka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa Sheegay In Wafdigii madaxweyne Farmaajo uu hoggaaminayey ee ka qaybgalay shirka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey uu Caalamka…
Madaxa ka hortaga dambiyada ee ciidanka Bilayska dawlad Gobalka Soomaalida, Gaashaanle Sare Deeq Carab Ibraahim ayaa sheegay in caasimadda Jigjiga ay dib ugu soo noqotay xaaladdii ammaanka, xasiloonida iyo kala…
Abdillahi Hassan
Bosaso (CBATV) – The United Arab Emirates (UAE) has announced that it will be expanding Bossaso airport, the regional capital of Bari, said a visiting a UAE delegation. The delegation…
Hargeysa (CBATV) – Barnaamijka Waxbarashada ee Laanta Af-Soomaliga ah ee TV-ga Codka Bariga Afrika ayaa wiigan booqday Dugsiga Caalamiga ah ee ELM ee Magaalada Hargeysa, Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland.
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyey in uu hurinayo colaadaha ka taagan goballada Sanaag iyo…