Madaxwaynaha Somaliland waxa uu sheegay in Somaliya ay u aqoonsan yihiin cadaw hortaagan qaranimadooda,islamarkaana aanay marnaba macquul ahayn in dalalka dunida iyo hayada’aah caalamiga ahiba ay soo jeediyaan in Somaliland…
Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo soo bandhigayay warbixintii maalinlaha ahayd ee wasaaradda ayaa sheegay in 16 qof oo iskugu jira rag iyo dumar dhamaantood ay ku sugan yihiin…
Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddiga heer qaran ee ka hortagga xanuunka Coronavirus ayaa ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay in waxii Axadda maanta ka bilaabma…
sudaan way diiday Dalabkaasi waxaanay Sheegtay In aanu Jirin Qorshe loo dhan yahay oo Sadex Geesood ah iyada oo dhanka kale sheegtay in qorshaha ay Itoobiya Ku Dhisanayso Dhaamka uu…
ayaa ahaa Mid lagaga Wad Xaajonayay sidii bulshada looga wacyigalin lahaa halista faafitaanka xanuunka coronavirus. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in…