In Wararka ugu Waweyn Suldaanka Guud ee Warsangeli, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, ayaa si ballaadhan loogu soo .. By Warda / October 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Annagu waan idinku soo biirnay cidkasta oo nabadda Sanaag ka shaqaysay Alle haka abaal mariyo… By Warda / October 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐊𝐮𝐥𝐚 𝐘𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐂𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caawa gurigiisa kulan muhiim ah oo miisaan leh kula yeeshay Culimada waaweyn ee dalka, kulankaasi oo uu nuxurkiisu ahaa wadatashi iyo xog-warran Qaran oo ku saabsan arrimo badan oo mudnaan weyn u leh Qaranka Somaliland. By Warda / October 21, 2025 Madaxweynuhu waxa uu Culimada Dalka uga xog-warramay arrimo muhiim ah oo dalka khuseeya, kuwaasi oo ay ka mid yihiin: ilaalinta nabadda iyo wadajirka ummadda, horumarinta bulshada, yaraynta iyo ka hortagga…
In Wararka ugu Waweyn Dab ka kacy Garoonka diyaaradaha ee ugu wayn Dalka Bangladesh ayaa sababay khasaare gaadhaya By Warda / October 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn Gabiley Ururka Solja Oo warbaahinta iyo laamaha Amniga ee booliska Gobolka Gabiley U Qabtay Kulan lagu lafagurayey Xadhiga Saxafiyiinta Ee soo badanaya By Warda / October 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn Xukuumadda JSL oo Amarro Amni dul dhigtay Magaalada Ceerigaabo Xili Madaxwayne Cirro ku wajahan yahay Gobalka Sanaag By Warda / October 20, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Aqalka inaan sii joogno macno ma lahan ee waa inaan macno uga tagnaa”Senoter siciid siyaad shirwac By Warda / October 20, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Waa in Biladda nabadda ee Adduunka la siiyaa Madaxweynaha Somaliland” Abwaan Mursal Aar-bari. By Warda / October 20, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Ceerigaabo lixda fiidnimo Wixii ka danbeeya caawa waxa laga joojinaaya isku socodka gaadiidka ” Xukuumadda JSL By Warda / October 20, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Kulan Madaxwaynaha Somaliland iyo Madaxda Xisbiyadda Qaranka ku dhexmaray Qasriga Madaxtooyadda. By Warda / October 20, 2025