MagacaabidMarkii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda;Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay Xilalkani u leeyihiin u adeegidda dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhismaha Qaranka;Markii…