Safiirka dowladda Soomaaliya u qaabilsan dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka mid ah Shaqsiyaadka sida weyn ugu dhow Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dalbaday markuu hor taggo baarlamaanka Soomaaliya…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Awaamiir Cusub Ku Soo Rogay Saraakiisa iyo Ciidamada Booliska War Qoraal Oo ka soo baxay taliska ciidamada booliska soomaaliya ayaa awaamiir cusub lagu faray saraakiisa…
Ururka saxafiyiinta Somaliland Solja Ayaa Shaaciyey inay ku guulaysteen sii daynta 15 suxufi oo mudooyinkii u danbeeyey ku xidhnaa gobolada Somaliland. Gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Somaliland Ee Solja Sakariye Axmed muxumed…
https://www.youtube.com/watch?v=R2vnAWWedM4











