Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C / Raxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylici ayaa ku sifeeyey xaalada sii xumaaneysa ee Hindiya inay tahay “Naxdin” wuxuuna muujiyey rajo wanaagsan oo ah in Hindiya ka…
Guddoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki ayaa u magacaabay Madaxweynihii hore ee Ghana John Mahama inuu noqday Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee qilafku ka taagan…
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan wax shaqo ah isku laheyn kiiska dacwadda badda Soomaaliya ee yaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Kenya oo ay…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay sarakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Soomaaliya, sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay…









