Ganacstada waawayn ee Somaliland iyo guddiga rugta ganacsiga Somaliland ayaa ka dareeray shir ay kaga qaybgaleen caasimada dalka Turkiga ee Ankara, oo ay marka hore hay’ado laga leeyahay dalka Turkiga…
Shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda AMISOM iyo xafiiska taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo magaciisa loo soo gaabiyo UNSOS, ayaa lagaga hadlay samaynta qorshe-hawleed dhammaystiran oo lagu hago …
Weerar xooggan oo ku bilowday qaraxyo ayaa barqanimadii Isniinta 30 Sabtembar lagu qaaday saldhigga ciidamada Maraykanka eek u yaalla garoonka Balli-doogle ee gobalka Shabeelaha hoose. Wararka uu CODKA BARIGA AFRIKA…
Xisbiga UCID ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in aanay marnaba suurtagal ahayn in doorashada wakiilada iyo deegaanku ay ku qabsoonto wakhtigii loo asteeyey ee ahaa dabayaqaada sanadkan 2019,…
Agaasimaha Warfaafinta Iyo Xidhiidhka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa Sheegay In Wafdigii madaxweyne Farmaajo uu hoggaaminayey ee ka qaybgalay shirka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey uu Caalamka…
Madaxa ka hortaga dambiyada ee ciidanka Bilayska dawlad Gobalka Soomaalida, Gaashaanle Sare Deeq Carab Ibraahim ayaa sheegay in caasimadda Jigjiga ay dib ugu soo noqotay xaaladdii ammaanka, xasiloonida iyo kala…
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyey in uu hurinayo colaadaha ka taagan goballada Sanaag iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabbuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ururka Midowga Afrika ku eedeeyey in uu dalka Kenya u eexday markii uu u cugtay in uu noqdo murashaxa dalalka Bariga Afrika…
Ciidamada ammaanka ee dawladda deegaanka Soomalida ayaa hawlgallo ay maalmihii u danbeeyey ka wadeen magaalada Jigjiga, waxa ay ku soo qabqabteen 480 dhalinyaro ah oo lala xidhiidhinayo in ay ka…