Wasaaradda Ariimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa habeennimadii arbacada 2- Oktoobar casho sharaf iyo munasabad sagootin ah u sameyay qaar ka mid ah wafdiyadii caalamiga ahaa ee ka qayb galay shirka…
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan golaha wakiilada jamhuuriyadda Somaliland ayaa wasiirrada arrimaha gudaha iyo xannaanada xoolaha ku eedeeyey in ay iyagu hurinayaan colaadda Cel-afwan oo ay doonayaan in…
Maxakamadda ciidamada qalabka sidda ee soomaaliya ayaa arbacada 2-da oktober xukun dil ah ku riday nin lagu magacaabo Cumar Cabduqaadir Sheikh Nuur oo lagu eedeeyey in uu hore u dilay…
Dawladda deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigtay rasaad aad u tiro badan oo ay sheegtay in laga gudbiyey xuduudka Somaliland la leedahay dalka Itoobiya. Ciidamada gaarka ah ee dawladda deegaanka…
Hargeysa (CBATV) – Gudoomiyaha Gobolka Sool ee jamhuuriyadda somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Ayaa sheegay in bulshada gobalku ay si aad ah u soo dhoweystay qorshaha hub ka dhigista rayidka…
Saddex ka mid ah qareennada ka qaybgalaha dacwadaha ciqaabta guud ee maxkamadaha Somaliland ayaa sheegay in guddoomiyaha maxkamadda racfaanka ee gobalka Maroodi jeex uu ku wargeliyey in shaqada qareennimo laga,…
Wasiirka xanaanadda xoolaha iyo horumarinta kalluunka ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Xasan Gaafaadhi ayaa hadallo ay madaxda xisbiga WADDANI ka jeediyeen shirkoodii golaha dhexe ee magaalada Burco waxa uu ku tilmaamay…
New York (CBATV) – Ciidamada Bilayska Soomaaliay ayaa xidhay qaybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxa aanay gaadiidka kala duwan ee magaalada oo ay ku jiraan…
Muqdisho (CBATV) – Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa salaasada 1-da oktober si rasmi ah u furay shirka loogu magacdaray Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii…