Madaxweynaha JSL Mudane MBC, ayaa sheegay in Sababta uu weftigiisa ugu daray Ganacsatadu ahayd inay Dawladda Maraykanka kala xaajoodaan in Somaliland loo furo suuqa Ganacsiga Caalamiga ah iyo Wada-shaqayn dhex…
Abaarta baahsan ee dalka ka jirta saamayn ku yeelatay dadka ku nool gudaha degmada Ceel Afweyn. Booyadaha Biyaha u dhaamiya degmadaasi ayaa ku mashquulsan gurmadka xoola dhaqata deegaankaasi, hasayeeshee waxa…
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi oo iyo Waftiga uu Hogaamaniyo oo Kulamo kala Duwan Duwan la Qaatay Haya’dda Kala Duwan ee Maraykanka ayaa soo Bandhigay labo Qodob ay ku Heshiiyeen.…
Ku dhawaad 7 qof ayaa ku dhintay iska hor imaad dhex maray ciidanka Liyuu Booliska ee Deegaanka Soomaalida iyo mid kamid ah beelaha dega Magaalada Bombaas ee Degmada Gursum.…
” Marhadii layidhi wada hadla Somaliya idinka isku dawlado ahaaye , inay gar qaatan bay ahayde, Weli miyaad ka maqasheen nin Xamar jooga oo leh laba dawladood oo isku yimi…
Shacabka Caasimadda midh baan leeyahay; Madaxweynahana midh baan leeyahay. Shacabka waxa aan leeyahay: rejada aad haysataan ee rumaynaysa riyooyinka caasimaddana ka dhigaysa caasimad la caynad ah caasimadaha caalamka waa Maayir…











