25 shirkadood oo ah ganacsatada waawayn oo ku kala yaala Addis-ababa, Adama iyo Sabeta oo ku hawlana sicir bararka maciishada ayaa talaabo laga qaaday. Ganacsato waawayn oo dooneysay inay maciishada…
Mudane Scott Perry oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee Waddanka Mareykanka, ayaa soo jeedin cusub oo la xidhiidha Jamhuuriyadda Somaliland hor dhigay Aqalka Wakiillada Mareykanka. Soo jeedinta cusub…
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay dacwada madax bannaanida Somaliland u gudbinagso maxkamadaha caalamka. Wasiirka ayaa sheegay qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland…











