Dadwaynaha ku dhaqan degmada Macallin Haaruun ee magaalada Hargaysa ayaa cabasho balaadhan ka muujiyay xarun ay shirkadda Sompower ku leedahay xaafadaasi, oo ay sheegeen inay dhibaatooyin hor leh ku hayso.…
Xoghayaha arimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Wasiirka arimaha gudha ee Somaliland Maxamed Kaahin
Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha ee Somaliland ayaa markale sharci daro ku tilmaamo mudahaaradka xisbiyada mucaaridku ku baaqeen inuu ka dhacayo gobolada dalka.
Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug ayaa waxa ka qabsoomay shirka aminiga ee labada dawlad goboleed ee puntland iyo Galmudug
Xoghaya Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdillaahi ayaa ka hadlay kor u kaca Shidaalka iyo Maciishada,isbarbardhigna ku sameeyay qiimaha Shidaalka ee magaalooyinka Hargeysa, Muqdisho iyo Jigjoga…
Qaar ka mida shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo sidee ay uga dareen celiyeen Golaha Wasiiradda ee uu soo magacaabay Raysalwasaare Xamse
Mujaahid Maxamed Faarax Cajab oo ka mid ahaa jJabhadii Ururkii SNM ayaa Madaxwenye Muuse Biixi ugu baaqay in uu Doorashada Xilligeedii ku qabto
Wasiirka Wasaarada beeraha Somaliland ayaa ka warmay roobabka sanadka ka da’ay guud ahaanba Somalilinad











