Magaalada Hargeisa waxa aas Qaran loogu sameeyay dadkii ku dhintay Mudaharaadkii Khamiistii
Suldaan Mustafe oo ka mid ah Salaadiinta Soomaliland ayaa CBATV uga waramay dhacdadii Ka qabsatay WaSiirka Xanaanada Xoolah Soomaliland Siciid sulub Askii Qaran ee loo Sameeyay Dadkii ku Geeriyooday Mudaharaadkii …
Suldaanka Beelaha Samaale ee Jubooyinka oo eedeymo culus u jeediyay Maamulka Jubaland
Waxa maanta magaalda Hargeisa lagu aasay qaar ka mid ah dhalinyardii ku naf waayay mudaharaadkii toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Hargeisa
Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa magaalada Hargeisa kaga qaybgalay munaasabada dufcadii labaad ee ee ardayda ku guulaysatay deeqaha waxbarasho ee dalka Taiwan.
Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shirgudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee goloaha Wasiirada dalka ,kaas oo diirada lagu saarayo qorshayaal dhowr ah isla markaana khuseeya xalada dalku uu ku jiro …
Maanta dadka Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay isku tiirsanadaan, waxay u baahna yhihiin inay is taageraan Raysalwasaaraha Soomaaliya.
Xalado Biniadannimo ayaa laga soo sheegaya galbeedka gobalka Siti ee deganka Somalida halkas oo ay weraro ku soo qaaday canfarta ,xili ay afka xira tay xukuumada deegaanka Soomalida colaada gobalka…
Samsam wadani oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadashay,mudaharadadii dalka ka dhacay ,geesta kalena waxay sheegtay in dowlada Somaliya ay markasta oo qalalaasa siyaasadeed uu…











