Shirkada Dhaweeye ayaa shaqo abuur u samaysay 30 dhialinyaro ah
Xildhibaan Xasan Dhuxul oo ka tirsan golaha wakiiladda somaliland ayaa shaaciyay inuu u tartamayo gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga talada haya Kulmiye
Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Maxamed Cali Bilaal ayaa ka hadlay dhoofka Xoolaha iyo Beeyada
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay gobolka Sanaag
Xoghaye ku xigeenka abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa duqa magaalads Hargeysa ku eedeeyay inuu soo kordhiyay dhaqano cusub oo aan hore loogu aqoon madaxdii isaga ka…
Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa sheegay in weli uu taagan yahay murankii arrimaha siyaasada xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka
Shariif ibraahim cumar oo kamida odayaasha waxgaradka ah ee ka soo jeeda gobolka Sool ayaa taageeray hadal maalintii Shalay ka soo yeedhay gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, waxaana uu…
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu aqbalay go’aankii ay soo saareen gudidda ganacstada ee isu xilqaamay dhexdhaxaanta murunka u dhaxeeya Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka.











