Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaliya oo ku sugnaa dalka Maraykanka maalmihii ugu danbeeyay ayaa kulan la qaatay madaxwenaha Maraykanka,kulankaas oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab
Dawlada Soomaliya ayaa markii ugu horaysay shaacisay in diyaaradaha Turkigu ay ka qayb qaateen dagaalka ciidamada deegaana iyo kuwa dawladu ay kula jiraan Alshabaab
Saaddex arimood oo ay ahayd in la kala ilaaliyo ayay hal meel isugu keeneen iyagu Garyaqaan Mubaarak Aar
Hawlaglo saacado badan qaatay ayay ciidamadu ka sameeyeen Woqooyiga magaalada Muqdisho oo ayay mudooyinkii ugu danbeeyay ka dhacayeen falal liddi ku ah amaanku
dhaqdhaqaaqyada loogu magacdaray xoraynata gobolada Soomaliya ayaa laga dareemayaa gobolada hiiraan iyo Galgaduud
Raysalwasaaraha Soomaliya ayaa maanta xadhiga ka jaray adeega duulista hawda Soomaliya taasi oo lagu sameeyay horumarin
Qaar ka mid ah Warbaahinta Madaxa Banaan ee ka Hawl gala Gudaha Magaalada Ceerigabo ayaa Si- adag u Canbaareeyey Xayiraada Telefishanka CBA
’Markii uu Hadrawi meelahaan marayay ilaa Burco ilaa iyo Kismaayo tuula walaba dadku waa taagnaayen
Siyaasi Faarx Gaaceer ”Dawlada federaalku intay Axmed madoobe wadato anagu dawlad afederaalka la shaqayn mayno”











