Degaanka Xaqayo Malaas ee Gobalka Togdher ayaa laga hirgaliyay xarun caafimaad oo qalabaysan.
Odayaasha dhaqanka Beesha Saransoor ayaa DFS ugu baaqay in xoriyadiisa ugu soo celiso Cabdala Muumin.
“Si kasta oo cadaalad darro laygu xukumo ma ahi Nin xaqa ka Aamusaaya oo afka la qaban karo!”
Cutubkii ugu horeeyay ciidamada Somalia ee Tababarka ugu maqnaa Eratareya ayaa dib ugu soo laabtay.
Waxa xilka la kala wareegay Maareeyaha cusub ee Wakaalada biyaha Berbera iyo Maareyihii hore.
Haddii aanad isdiiwaangelin Muwaadin kula mida ayaa mustaqbalkaaga ka talin doona!
Haayada Saxaaba Foundation ayaa maanta kun qoys Hargeysa ugu Qaybisay Bustayaasha Dhaxanta.
“Bulshada waxa an ugu baaqaynaa in ay ka faa’idaystaan fursadda ay haystaan”Gudida Beelaha Garxajis.
Wasiirka arimaha gudaha somaliya oo ku sugan dalka bakistan ayaa kulan la qaatay qaar kamidah.










