“Waxa ayaandarro ah in Laascaanood u eekaato xero dhiigtii xoolaha lagu qalayey” Xil Barkhad Batuun.
Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo agaasimaha W. tiknoolajiyadda aya gaadhay deegaano ka tirsan gobolka Saaxil.
Qaar kamida muruqmaalka ku dhaqan degmada sheekh ayaa cabsho ka muujiyay maayirka degmada sheekh.
Gobolka Sanaag oo Komishanka doorashooyinku u kala direen agabkii iyo hawlwadeenadii.
Xisbiga Waddani oo ka jawaabay in liisankoodii Xisbinimo dhacay.
“Dekedda maydh waxay u fashilan tahay sidii mashruucii Xunbo-wayne!” Siyaasi Barkhad Geedi.
Koomishanka Doorashooyinka Somaliland oo goobihii Gobolka Maroodijeex u diray agabkii diiwaangelinta.
Masuuliyiin ka tirsan xukuumada ayaa xadhiga ka jaray mashaariic Dawlada Hoose ka hirgalisay Boorama.
Shirka Golaha wadatashiga oo Maalintii labaad Galaya iyo qodobo muhiim ay kaga doodi doonaan.










