Xafladda daahfurka ceelka shidaalka Xood ayaa lagu qabtay Burco
Murshax Cabdiraxmaan Cirro oo hadalo kaftan iyo waano ah isugu daray beelaha diriray ee la heshiisiiyey.
Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay nabadaynta beelaha ku diriray Togdheer
Burco: Laba beelood oo ku diriray deegaanka Cali Saahid (Togdheer) ayaa isla qaatay xabadjoojin lagu adkeeyay dhaarin
Safiya Cabdinuur, xildhibaankii hore ee deegaanka IJAARA ee ismaamulka Gaarisa ayaa si adag ula hadashay Madaxweynaha kenya iyo Midowga Africa
”Inanta gaadiidkeedi Berbera lagu gubay inay xaqeedii hesho ayaan ugu baaqaynaa Maayarka Berbera”
At a time when the Somali society held tenaciously to the beliefs that a good woman’s place was in her home and that she had no business engaging in public…
“Maayir Ciddin xaq iyo sharci midna uma laha arrimaha dekedda, waxaa laga shaqaynayaa maaha dhuxul iyo caanno” Garyaqaan Xamdi Khaliif.
Dab ka kacay dhakhtar ku yaalla shiinaha oo dhimasho sababay.











