Daniel Levy, oo hore u ahaa wada-xaajoodihii nabadda ee Israa’iil, ayaa sheegay in go’aanka ictiraafka Somaliland uu muujinayo hammiga istiraatiijiyadeed ee Israa’iil iyo saaxiibkeeda weyn ee Maraykanka oo dabada ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Mareykanku ka baxayo Heshiiska Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada, iyo sidoo kale in ka badan 65 hay’adood iyo heshiisyo caalami ah oo…
Degdeg: Maraykanka ayaa Soomaaliya ka joojiyay mucaawinadii Dawladda Maraykanka ayaa si weyn u cambaaraysay warar sheegaya in mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay burburiyeen bakhaar ay maalgelisay Hay’adda Cunnada…











