Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta gurigiisa ku booqday Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe). Madaxweynuhu waxa uu Mujaahid Boobe ka xog-waraystay xaaladdiisa caafimaad, isaga oo Alle…











