Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo ay weheliyaan weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayay, ayaa maantaโmaalinta labaad ee safarkiisa shaqo ee magaalada Gabileyโdhagax-dhigay garoon kubadda cagta ah oo…











