Halkan ka daawo nuxurka warka
Fadhigan oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa waxa Golaha warbixin ka siiyay Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka, Mudane Muuse Yuusuf Cismaan (Idigaa). Warbixintiisa ayuu si…











