“Si aad jiritaankaga u muujiso qaado kaadhka codbixinta…” Siyaasi Maxamed Caagane.
“Xaaladdii dalku waxa ay gashay ila meerayso” Xildhibaan Xeeldheere.
Afhayeen Cabdinasir Buuni iyo Afhayeen Bilaal ayaa hadalo isku duray madal ay ka qaybgaleen.
Gudoomiye Xirsi ayaa dhaliilo usoo Jeediyay Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland!
Anaguba hadaanu nahay Xisbiyada Mucaardka ah waxaanu u haysanaa in Diiwaan gelintu ay tahay tii Xisbiyada.
Muwaadin qoriga aad wax ku dili kartaa waa kaadhka codaynta oo aad qadato!
Masuul sare oo iska casilay Urur siyaasadeedka Waaberi iyo sababta oo uu shaaciyay.
“Sodon sano Kadib Kol Hadii Xafiiskii Maamulka Gobolka Awdal Kiro ku Jiro….” Mustafe Dakhare.