In Wararka ugu Waweyn Hargeysa – Khamiis, 9 October 2025 – Guddida Ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka, kulankaas oo lagaga hadlay shuruucda la xiriirta maamulka hanti-dhawrka iyo la-dagaallanka musuqmaasuqa. By Warda / October 9, 2025 Kulankan oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Guddida, Md. Maxamed Jaamac Liibaan, waxa ka qayb-galay xubno ka tirsan guddida. Arrimaha ugu muhiimsan ee la falanqeeyay waxa ay ahaayeen labada xeer ee kala…
In Wararka ugu Waweyn Hanti-dhawraha guud ee Qaranka Somaliland ayaa sheegay in masuuliyiin musuqmaasuq lagu soo eedeeyey By Warda / October 9, 2025
In Wararka ugu Waweyn Itoobiya oo bilaabaysa dhoofinta waxsoosaarkeeda oo cashuur la’aan ah iyadoo dhaqangelinaysa Heshiiska Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika By Warda / October 9, 2025
In Wararka ugu Waweyn Shaqaale samafal oo loo xidhay basaasnimo wadanka Burkino Faso By Warda / October 9, 2025
In Wararka ugu Waweyn Wasiirka Maaliyada xukuumadda Somaaliya oo maanta hortay Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya. By Warda / October 9, 2025
In Wararka ugu Waweyn Dawladda Itoobiya ayaa ku eedaysay in dawladda Eritrea oo kaashanaysa TPLF ay diyaarinayso dagaal ay ku qaaddo gudaha Itoobiya. By Warda / October 9, 2025
In Wararka ugu Waweyn Maxamed Muraad waxa uu ka soo horjeedaa nabadda Ceerigaabo, PHD-na waxa uu ku sitaa..” Amb Afqaraf By Warda / October 9, 2025
In Wararka ugu Waweyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan la yeeshay Ganacsatada iyo Jaaliyadda ku nool Imaaraadka Carabta By Warda / October 8, 2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Safaaradda Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta, ganacsatada iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.…
In Wararka ugu Waweyn Dood: Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay xisaabxidhka ay maanta horkeentay wasaaradda maaliyadda By Warda / October 8, 2025
In Wararka ugu Waweyn Wariye Cabdicasiis Cawl oo muddo 28 maalmood ah Burco ku xidhnaa ayaa dib u helay xoriyaddiisii By Warda / October 8, 2025