KDQ waxaa tababarkan ku wehelinayay Komishanka Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya (IEBC) iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda ee Kenya (ORPP), arrintaas oo xoojisay iskaashiga gobolka iyo is-dhaafsiga khibradaha wax-ku-oolka ah. Komishanku…