Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah oo xog-warran qaran ah la yeeshay Shir-guddoonka Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiillada, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.…
Halkan ka daawo nuxurka warka: 18-10-2025











