Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caawa magaalada Ceerigaabo kulan miisaan leh la yeeshay Haldoorka, Waayeelka, Aqoonyahanka iyo Hoggaanka Dhaqanka Beelaha Warsangeli, kuwaas oo uu hoggaaminayay Suldaanka…











