Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay gorgorka dad cunka ah ee maalmihii u danbeeyey weerarka ku hayey carruurta kala duwan ee deegaannada hawdka ee xuduudka Itoobiya iyo Somaliland.…
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadaynta beelaha ku dagaalamaya magaalada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag. Mudane Rayaale waxa uu sheegay in aanay…
Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi ayaa magaalada New York kulan isugu keenay madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo mudane Uhuru Kenyatta. Kulankan oo uu qaban qaabadiisa lahaa…
Afhayeenka xisbiga wadani ee Somaliland Garyaqaan barkhad jaamac batuun Ayaa sheegay in shirkii golaha dhexe ee KULMIYE labada maalmood magaalada Boorama uga socday uu gawracay sharaftii iyo habyaddii dawladda Somaliland,…
Xoghayaha warfaafinta ee Xisbiga Ucid Mudane Yusuf Kayse Ayaa diginin u diray dhalinyaro uu sheegay in ay qaranka Somaliland si dadban ugu taliyaan. Xoghayaha oo Salaasada 27 Feeberweri warbaahinta kula…
29 guri oo ka mid ah xerada barkacayaasha ee Naasa-hablood ayaa ku shuf belay dab qabsaday duhurnimadii arbacada 27 Feeberweri. Waxa guryaha ku hoos gubtay gebi ahaanba xamaamtii ay lahaayeen…
Hogaanka sare ee ciidamada bilayska Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay arbacada 27 Febarwari ku qabteen xarunta taliska guudee bilayska waxa ay kaga hadleen shil qof ku dhintay iyo dil…
Dacwad soo oogaha dalka Kenya Nuuraddiin Xaaji ayaa sheegay in bangiga Dhaymoond tarast Baank ee magaciisa loo soo gaabiyo (DTB) laantiisa degmada Islii ee magaalada Nayroobi loo haysta dembi ah…
Badhasaabka gobalka Maroodi jeex ee Somaliland Mudane Jaamac Maxamed ayaa sheegay in ay xabsiga u taxaabeen dadyow ku eedaysan in ay guryaha ka gubaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool…