Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Soomaaliya ee Washington. Madaxweynaha ayaa hadal uu ka jeediyey munaasabadda xadhig ka jiarddia waxa…
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in wasaarada ay soo gaadheen kiisas la xidhiidha xanuunka ‘Kuduudiye’ oo soo ritey dad kala duwan. Balse…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi maxamed Farmaajo oo ka qaybgalaya kulanka guud ee jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa ayaa khudbad uu ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku…
Wararka naga soo gaadhaya Gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in maleeshiyo hubaysani ay subaxnimadii Khamiista 26-ka Sabtembar, labo qof oo xoolo dhaqato ah ku dileen Deegaanka God…
Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale muwaadiniinteeda ku wargelisay in Soomaaliya ay tahay meel khatar ah oo aan aamin u ahayn in ay u safraan ama ay sii joogaan. Xafiiska arrimaha…
Wararka telefeeshinka Codka Bariga Afrika ka helayo magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in uu magaalada Burco muddo badan kadib uu dib markale uga dilaacay xanuunka Kaduudiyaha oo…
Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Somaliland ayaa dhaliilay masuuliyiinta dawladda iyo xisbiyada mucaaradka, siyaasiyiinta iyo madax dhaqameedka oo uu sheegay in ay caadaysteen in munaasabadaha qalinjebinta ardayda iyo…
Guddoomiye ku xigeenka guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Somaliland xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud ayaa sheegay in aan xabbad lagu xallin karin khilaafka Puntland iyo Somaliland ee…
Raysalwasaare Dalka Qatar, Ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Abdullah Bin Nasser Bin Khalifa Al Thani Ayaa Xafiiskiisa Doxa Ku Qaabbilay Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa Oo Booqasho…