Xildhibaan Mustafe Khayreeye oo ka mida mudanayaasha Golaha Wakiilad ahna xildhibaanadii ansixiyaay Saddexdii xubnood ee Komishanka doorashooyinka ayaa ka hadlay arintaasi
Kooxda Alshabaab ayaa dab qabadsiiye tuulooyin hoos yimaada degmada baxado ee gobolka galgaduud
Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Sadexdii Xubnood Ee Ka Hadhsanaa Komishanka Doorashooyinka
Shirkada Dhaweeye ayaa shaqo abuur u samaysay 30 dhialinyaro ah
Xildhibaan Xasan Dhuxul oo ka tirsan golaha wakiiladda somaliland ayaa shaaciyay inuu u tartamayo gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga talada haya Kulmiye
Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Maxamed Cali Bilaal ayaa ka hadlay dhoofka Xoolaha iyo Beeyada
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shaqaaqooyinkii ka dhacay gobolka Sanaag
Xoghaye ku xigeenka abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa duqa magaalads Hargeysa ku eedeeyay inuu soo kordhiyay dhaqano cusub oo aan hore loogu aqoon madaxdii isaga ka…











