Dawllada Soomaaliya ayaa amar deg deg ah ku soo rogtay Isbitaalada magaalada Muqdisho
DFS ayaa sheegtay in ciidamadeeda gabi ahaanba la wareegeen deegaanka masaajid Cali gaduud ee ku yaala gobolka Shabelada dhexe
Bahda Warbaahinta Jigjiga ayaa tacsiyeeyey Wariye shalay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Odeyaal iyo waxgarad kasoo jeeda Gobolka Maroodijeex ayaa taageeray Shirkii dalwanaaje ee Burco.
Meydad iyo dhaawacyo hor leh oo wali laga soo saarayo dhimayaashii ku burburay qarixii zoope
“Gobolnimada Gabiley anaga nagama horrayso” Xisbiga Waddani
Dadweynaha magaalada Burco oo ka hadlay qodobada ka soo baxay shirka Garxajis.
DDS ayaan ilaa hada helin xal waara oo ay ka gaadho dagaalada ka dhaca galbeedka gobolka Siti
Xisbiga Waddani ayaa cambaareeyey xadhigga gudoomiye-xigeenka garabka dhallinyarada ee Waddani.











