Wuu ku qasban yahay Xasan Sheekh in Barlamanka uu horgeeyo qodobadii ay ku Heshiiyeen Maamul Goboleedyadu.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaliya ayaa meel mariyey ku-talagalka Miisaaniyadda Dowladda 2023 oo gaareysa $967.7M
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee gobolka Toghdeer ayaa ka hadlay dhalinyaro uu sheegayin habeen hore laga soo qabqabtay magaalada Burco
Xildhibaan Mubarak Dhalaal oo ah Gudoomiyaha gudida khayraadka ee Somalilaan ayaa ka warbixyay Xeerka Macdanta oo ay maanta ansixiyeen golaha Wakiiladu.
Xoghayaha Dekeddaha iyo Kallumaysiga ee Xisbiga Wadani ayaa jawaab ka bixiyay hadalo maanta ka soo yeedhay Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland Cabdillahi Abokor
Mudanayaasha golaha Wakiilada Somalilaan ayaa kalfadhigii ay yeesheen maanta waxa ay ku ansixiyeen Xeerka Macdanta Somaliland
Xildhibaan Barkhad hure ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo dhalinyaro magaalada Burco lagu xidhxidhay habeen hore
Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani waxa uu canbaareeayay dhalinyaro lagu xidhxidhay magaalada Burco










