Xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay dhibaatada ay shacbka Somaliland ku hayaan dhakhatiirtu, waxaana xisbigu ugu baaqay golaha wakiilada inay sameeyaan xeer lagula xisaabtamo dhibaatada ay dhakhatiirtu u geysanayaan…
“SNM waxaan u aqaanaa Waalid inkaar” Halgamaa Cabdikariin Cali Buux.
Wasiirka Maaliyadda Somaliland ayaa maanta kullan la qaatay gudida dhaqaalaha golaha wakiilada.
“Gabilay Iyo Garbaharay arintoodu waa si xun wax u sheeg Sixir waa ka daran yahay ” Xisbiga Waddani.
Cabdirisaq Sh Xasan ayaa loo doortay Gudomiyaha cusub ee Dallada Warbahinta deegaanka Soomaalida. https://www.youtube.com/watch?v=GQPMuU9TIGM
Kulan falanqayn ah oo magaalada Hargeysa ay ku qabteen urrurka Cafaariigsi.
Xukumada Somaliland oo sheegtay in aanay xuquuq laheyn xisbiyada Mucaaridka ahi.
Xisbiga Ucid ayaa ka hadlay muranka siyasadeed ee dalka iyo xumadda dalka ka jirta .
Booliska Somalia ayaa sheegay in ay fashiliyen Qarax lala damacsanaa in Lagu dilo Muwaadin Somaaliyed.










