Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa si rasmi ah u saxeexay Sharciga Difaaca Qaranka ee sannadka 2026 (NDAA), kaas oo dejinaya jihada amniga, difaaca iyo siyaasadda dibadda ee Maraykanka. Sharcigan…
Warbixin ay maanta soo saartay Al Jazeera ayaa shaaca ka qaaday in nidaamka cusub ee e-visa ee Soomaaliya uu leeyahay cilad amni oo halista ah, taasoo u suurto gelinaysa in…
Hoggaamiyaha milatariga Suudaan, Jeneraal Cabdifatax Burhaan, ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, halkaas oo si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Qaahira. Madaxweynaha Masar,…
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee wada dega gobollada Awdal iyo Salal, isaga oo ku boorriyey inay ilaashadaan nabadda, wada noolaanshaha iyo xasilloonida.…











