Hargeysa – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL, Md. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Md. Cabdillaahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe), ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula…
Waaxda Caafimaadka Maskaxda ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa maanta soo qabanqaabisay shirkii seddex-biloodle ahaa ee u dhexeeya waaxda iyo daneeyayaasha arrimaha caafimaadka maskaxda ee dalka. Shirkan waxa furay Agaasimaha Waaxda…











