“Shirka Burco ka dhacaya waan soo dhawaynayaa, waxaa la samayn-doona Dawlad kumeel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa Doorasho” Gudoomiye Faysal.
Siyaasi Cabdiqani Daahir Ismaacil ayaa ka hadlay saamaynta xeerka caasimaddu ku yeelan karo jiritaanka dhuleed ee degmada Gabiley.
Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xukumadda Somaliland ku eedeeyay inay shacabka u qarisay khatarta uu leeyahay xanuun wata xummad oo maalmihii u danbeeyay guud ahaan dalka ka jiray.
Ugaas Cabdillaahi ayaa sheegay Shirka Burco ka dhacayaa inuu yahay shri nabaddeed
Ibraahin Xasan Cabdulle oo ka mid ah odayaasha kismaayo ayaa sheegay in dhul boob lagu hayo.
“Xukumdda waxaan leeyahay shirka Garxajis Khayr mooye sharba kuuma leh” Xildhibaan Guruuje
Xildhibaan Xasan Kayse oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay dhibaatooyin kala duwan oo haysta shacabka gobolka daadmadheedh.
Yurub Abiib waxay ku cel-celisa inay SNM ahayd bal ha sheegto guutada ay ahayd iyo halka ay ka dagaalatay” Halgamaa Rooda Goolcadde.
Gudoomiye Cabdiqaadir Yuusuf ayaa taageeray Shirka Beelaha Garxajis ee ka dhici doona Burco.