Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayay oo ku guda jira maalintii 2-aad ee safarkiisa shaqo ee magaalada Gabiley, ayaa maanta dhagax-dhigay mashaariic…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, kuwaas oo safar shaqo ku maraya gobollada galbeedka dalka, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley ee xarunta…











