Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Masuuliyiinta Hay’adaha Madaxa Bannaan ee Qaranka JSL, kuwaasi oo dhawaan loo magacaabay Xilalka Qaranka. Munaasibadda Dhaarta Dastuuriga…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta magaalada Hargeysa ku martiqaaday qado-sharaf uu saldhig u ahaa kulan lagaga hadlayay xoojinta nabadda iyo wadajirka gobolka Sanaag. Kulanka ayaa waxa ka soo qayb galay…
Halkan hoose ka daawo nuxurkii warka











