In Wararka ugu Waweyn Hargeysa – Axad, 21 Sebtembar 2025 – Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha fadhigii 21aad ee Kalfadhiga 12aad. By Warda / September 21, 2025 Fadhigan oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha, Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa waxa Golaha warbixin ka siiyay Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka, Mudane Muuse Yuusuf Cismaan (Idigaa). Warbixintiisa ayuu si…
In Wararka ugu Waweyn Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday inay dardargelinayso taageerada Puntland ee dagaalka kooxda Daacish. By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Nabadda Somaliland waa tusaale cad oo ay dunidu ka faa’iidaysan karto” Xuska Maalinta Nabada Aduunka. By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn Sheekh Shariif oo Madaxweynaha Somaaliya ugu digay dhul boobka ka socda Magaalada Muqdisho. By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn Warbixin: Weerarkii ugu waynaa ee dhanka Internet-ka ah ayaa lagu qaaday badi garoomada diyaarahada ee ugu waawayn qaaradda Yurub By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn Wararkii u danbeyay ee tirinta codadka doorashada dalka Mallaawi oo la bilaabay By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Dawladnimada in la fahmaa waa lagama maarmaan, waayo Dawladnimada nafteena kalama maarmayno” 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝-𝐘𝐚𝐚𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐒𝐡. 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐀𝐲𝐚𝐚𝐧𝐥𝐞. By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Dawladnimada waxa ku xidhan kobaca Dhaqalaaqalaha, Maalgashiga iyo Nololkaste oo nafteena ah” Wasiirka Maalgashiga JSL By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn “Hooyaday oo aanan arag 14 sano ayaan u imi ee xil maan soo doonan. waanan cafiyay Muuse Biixi” By Warda / September 21, 2025
In Wararka ugu Waweyn Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Barnaamijka Daahfurka Rasmiga ah ee Hagaha Maalgashiga Somaliland. By Warda / September 21, 2025 Barnaamijkan ayaa qeexaya fursadaha maalgashi ee dalka ka bannaan, siyaasadda maalgashiga iyo dhiirigelinta maalgelinta gudaha iyo dibaddaba. Munaasibadda daahfurka waxa sidoo kale ka qaybgalay wasiirro ka tirsan xukuumadda, ganacsato, aqoonyahanno…