Dawladda Maraykanka ayaa dhowaan sheegtay inay soo rogi doonto cunaqabteyno ka dhan ah Shiinaha, sababo la xiriira sharci cusub oo amniga qaranka ah, kaasi oo Shiinaha ay doonayaan inay ka…
ay soo iibinayaan mashiinkii labaad oo ah nooca lagu baadho dadka qaba ama looga shakiyo xanuunka Coronavirus. Maayarka caasimada Hargeysa waxa uu sheegay in arrintaasi ay kala tashan doonaan wasaaradda…











