https://youtu.be/CFhgmYHZohQ
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta xukun ku riday rag loo heysto dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay 21-kii Bishii Janaayo ee sanadkan Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin…











