Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa dhaliilay waxa uu ugu yeedhay in shakhsiyaad dano gaar ah lihi ay aflagaadeeyaan dawladda Jabbuuti iyaga oo ku marmarsoonaya in ay ilaalinayaan danta Somalilnd.…
Xisbiga Waddani Ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa masuuliyinta Wasaaradda Dhaliyarda Iyo Ciyaaraha Ku eedeyey in ay Musuq-Masuuqeen lacag gaadhaysa nus milyan doolar oo ka mid ah lacagta miisaaniyadda qaranka ugu jirta…
Dawladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in ay markii ugu horreysay muddo 28 sano ah dib u yagleelayso safaaraddii ay ku lahayd magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Safaaradda Maraykanka ee…
Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa beeniyey wararka sheegaya wasaaradda ay ka baxsadeen agasime-waaxeedyo uu hantidhawrka guud ee qaranku dabagal iyo baadhis ku wado. Isaga oo sheegay in…
Wasaaradda Ariimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa habeennimadii arbacada 2- Oktoobar casho sharaf iyo munasabad sagootin ah u sameyay qaar ka mid ah wafdiyadii caalamiga ahaa ee ka qayb galay shirka…
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka tirsan golaha wakiilada jamhuuriyadda Somaliland ayaa wasiirrada arrimaha gudaha iyo xannaanada xoolaha ku eedeeyey in ay iyagu hurinayaan colaadda Cel-afwan oo ay doonayaan in…
Maxakamadda ciidamada qalabka sidda ee soomaaliya ayaa arbacada 2-da oktober xukun dil ah ku riday nin lagu magacaabo Cumar Cabduqaadir Sheikh Nuur oo lagu eedeeyey in uu hore u dilay…
Dawladda deegaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigtay rasaad aad u tiro badan oo ay sheegtay in laga gudbiyey xuduudka Somaliland la leedahay dalka Itoobiya. Ciidamada gaarka ah ee dawladda deegaanka…
Hargeysa (CBATV) – Gudoomiyaha Gobolka Sool ee jamhuuriyadda somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Ayaa sheegay in bulshada gobalku ay si aad ah u soo dhoweystay qorshaha hub ka dhigista rayidka…