Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay mashruucii midowga Yurub ee loogu magacdaray duqii hore ee Muqdisho, in isaga oo aan magacii laga beddelin lagu wareejiyey duqa magaalada Berbera Mudane…
Dawladda Soomaaliya ayaa danjiraha Kenya u jooga Soomaaliya u dhiibtay dhambaal diblumaasiyadeed ay ku diidan tahay xad gudub ay sheegtay in dawladda Kenya ay ku samaysay hawada Soomaaliya, kaddib markii…
Xafiiska Sadaasha Hawada Ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa ka digay roobab waaweyn la filayo in ay Oktoobar 16-keeda ka da’aan qaybo ka mid ah goballada Bariga Somaliland. Hay’addu…
Madxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland gelinkii hore ee khamiista 10-ka Oktoobar socdaal ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabbuuti oo uu kaga qaybgalayo aaska Marxuum Sacad Geelle oo ahaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabbuuti walaalkii. Madaxweynaha…
Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka Jabbuuti uu abaal weyn u galay Soomaaliya. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Jabbuuti ay ahayd halkii dawladdii ugu horreysay eek u-meel-gaadh ahayd…
Suldaan Ismaacil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mida mudanayaasha golaha guurtida jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in madaxwaynuhu uu awood iyo sharci u leeyahay in uu cafis u fidiyo Kornayl Care iyo…
Hantidhawraha guud ee Soomaaliya ayaa warbixin uu soo saaray arbacadii 9-ka Oktoobar waxa uu xukuumadda ku eedeeyey in qabo ka mid ah deeqaha dalka soo gaadha ay ku maamusho nidaamka…
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa khamiista 10-ka Oktoobar gaadhay magaalada Adis-ababa ee xarunta wadanka Itoobiya, oo uu kaga qaybgalayo shir madaxeedka urur gobaleedka IGAD oo maalmaha soo socda…
Xisbiga Waddani Ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa nasiibdaro wayn ku tilmaamay go’aanka ay xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Barlamaanka Somaliland Ku Taageeraan Inay Ka Qaybgalaan shirka lagu caleemo saarayo madaxwynaha…